Al Shabaab oo Koronto la’aan dhigtay deegaano kuyaala dalka Kenya 

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Gobolka Lamu ee dalka Kenya, waxa ayna Al Shabaab khasaaro gaarsiiyeen shirkad korontada siin jirtay magaalooyin iyo deegaano kuyaala gobolka Lamu. Al Shabaab ayaa beegsatay xarun koronto oo dowlada Hoose leedahay , waxaana wararka aan heleyno sheegayaan in qeybo badan oo kamid ah xarunta Korontada oo … Continue reading Al Shabaab oo Koronto la’aan dhigtay deegaano kuyaala dalka Kenya